16th April 2024  admin  Category :

Xaruntan Ganacsi ayaa Waxa Lagu Magacaabaa Rays Park,waana goob si weyn looga shaqeeyey,loona dhamaystiray Dhamaan Wixii Looga Baahnaa.

Rays Park Waxay ku taal Beertii Hore Ee Ilma Cismaan Xasan (Jurille),waana goob ganacsi oo dhul baaxadweyn leh ku fadhida,waxayna ka koobantahay Masaajidyo, guryo gaar gaar ah,Hoolalka Shirarka,Baararka Cuntada,Garoomo kubada lagu ciyaaro oo kala Duwan,Goobo Jiimka lagu Sameeyo,Super Marketyo, iyo weliba goobo caruurtu ku ciyaarto xiliyada lagu jiro Fasaxyada.

Goobtan Ayaa Waxa Lagu wadaa inay Si Wadajir Ah Xariga uga jari doonaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo Kan Puntland.

Sidoo kale Waxa laga helayaa oo indhahaagu soo jiidanayaan.
1- Cagaarka
2- Fountains designs kala duwan leh oo biyo ka dhacaayan
3- Dining Rooms Xiran oo Air condition leh iyo kuwa furan
4- Barxad qurux badan oo lagu lugeyn karo
5- Wada lamiya oo kugu xidha magaalada
6- Shaaqale iyo Maamul aqoon iyo waaya aragnim

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*