28th September 2023  admin  Category :

BBcda laanteeda af Soomaaliga waa Warbaahin Cadow ku ah Puntland. Waa mirihii uu beeray Yuusuf Garaad.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo. 500 oo km ayuu nabbad ku maray, degaan kasta uu  madaxweynuhu marayey waxa lagu soo dhoweenayey gacmo furan iyo jacayl. Shaqaalaha BBCda laanteeda af Soomaaligu iyaga oo qarinaya  soo dhowaynta wanaagsan iyo sida madaxweynaha Puntland looga jecel yahay Puntland ayeey akhristaayooshada qoraalkan u soo bandhigeen

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

 

Dhinac u Xaglinta VOA iyo BBC

Jawaabta SNM iyo mataanahooda BBC laanta af Soomaaliga

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*