27th April 2024  admin  Category :

Khayre oo la kulmay madax goboleedyada uu maro webbi Shabeele, oo u badan degaanka ay degaan beelaha Hawiye


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynta dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta fatahaaduhu ku yeesheen dadka iyo deegaanka.

Wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka, Xamsa Saciid Xamsa, ayaa guddoominaya guddiga oo ay xubna ka yihiin wasiirrada caafimaadka, amniga gudaha, korontada iyo biyaha, beeraha, waxbarashada, qorsheynta, warfaafinta iyo wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*