
26th May 2022 admin Category :
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Cabdirashid Cali Xaashi Dhuubane ayaa raaligalin ka bixiyay su’aalihii uu Xildhibaanka laga soo doorto gobolkiisa uu waydiiyey Madaxweynaha Puntland ee ahayd in reer Puntland amnigii iyo akhlaaqdiiba ka xumaadeen.
