26th April 2024  admin  Category :

Labo nin oo mdow oo loo xiray saaxiibkood oo ay ku sugayeen   magaaxi ayna wax ka iibsan

Image result for Starbucks apologises amid backlash over arrest of black men

Maqaaxida caanka ah ee Starbucks,  ee laga cabo Qaxwaha ee ku taala Philadelphia. ayaa raali gelin ka bixisay ka dib markii mid ka mid ah shaqaalaha maqaaxidu ay Booliiska ugu yeereen labo nin oo madow oo xabsiga la dhigay  . Sababtoo ah maqaaxida ayeey ku sugayeen saaxiibdood, waxna kama ayna dalban maqaaxida oo way dhex taagnaayeen ayaa lagu yeeray booliiska  . Cadaankii maqaaxida joogay ayaa ka yaabay faduusha intaa leg,

Muuqaalka markii la soo dhigay baraha bulshadu ku kulanto ayaa dadka intooda badan waxay ku eeedeeyeen inay tahay midab kala sooc

 

https://twitter.com/missydepino/status/984539713016094721

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*