26th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Gaas oo qaatay go’aan ka duwan kan  Jirjiroolayaasha Muqdisho ee doonaya in  deeqaha Caalamku ugu talu galay Soomaali oo dhan iaanay soo dhaafin magaalada Muqdisho

Madaxweyne Cabdi  Gaas oo  booqasho ugu tegay  Ciidamada Badda Puntland ee PMPF oo ay tababaraan Imaaraatku, ayna la socdaan  senataro ka tirsan Aqalka Sare oo kasoo jeeda Puntland ayaa halkaa ka akhriyey warsaxaafadeed uu kaga hadlayo arimaha Imaaraadka

Madax weyne Gaas ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta uu xiriirkooda mid qiimo gaar ugu fadhiyo iyo qadarin, isla markaana ay wadaagaan xiriir xag amni, ganacsi iyo dhaqan soo jireen ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*