6th May 2024  admin  Category :

Wasiirka Xanaanada Xoolah Soomaaliya Oo kulana La Qaatay Madaxda FOA

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley),  ayaa maanta kulan isugu jira Isbarasho iyo isxog-wareysi la qaatey Mr. #Etienne #Peterschmitt, Wakiilka Hayadda FAO(Food and Agriculture Organization) ee Soomaaliya.

Wasiirka iyo Madaxa Hay’adda FOA(  Food and Agriculture Organization), ayaa ka wada hadley sidii loo xoojin lahaa wax soosaarka Xoolaha, dhaqaalaha reer miyiga, hagaajinta iyo horumarinta daaqa Soomaaliya.

Related posts

This image has an empty alt attribute; its file name is FB_IMG_1662301391079-1200x630.jpg

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley),  ayaa maanta kulan isugu jira Isbarasho iyo isxog-wareysi la qaatey Mr. #Etienne #Peterschmitt, Wakiilka Hayadda FAO(Food and Agriculture Organization) ee Soomaaliya.
Wasiirka iyo Madaxa Hay’adda FOA(  Food and Agriculture Organization), ayaa ka wada hadley sidii loo xoojin lahaa wax soosaarka Xoolaha, dhaqaalaha reer miyiga, hagaajinta iyo horumarinta daaqa Soomaaliya.
Related posts


 





Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*