19th March 2024  admin  Category :

Wasiirka Caafimaadka ee Turkiga Ahmet Demircan iyo shaqaalo caafimaad oo la socday ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Turkiga ayaa gurmad degdeg ah la soo gaaray dadka waxyeelada ka soo gaartay qaraxii dhawaan oo ay ku dhinteen dad ka badan 280 qof, waxaan ku dhaawacmay dad ka badan 500 oo qof. Hadaba, dhaawacyadii ugu darnaa ayaa loo dhoofiyey dalka Turkiga si loogu soo daweeyo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*