
16th February 2026 admin Category :
Wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland Cabdisalaan Xaji Siciid oo kamid ah dadka laga helay cudurka COVID-19 ayaa bulshada la wadaagey xaaladdiisa caafimaad iyo sida uu ula tacaalayo cudurka.
Wariyaheena Maxamed Rasaas ayuu u waramay.








Ilaahay hakaa caafimaadiyo adiga iyo wixii islaam ahba.