26th July 2024  admin  Category :

WAR-MURTIYEED:- Dawladda Puntland oo Wax Kama Jiraan Ku Tilmaantay Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Dawladda Puntland iyadoo tixraacaysa go’aamadii Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016iyo kuwii ka horeeyay ee lagu qaybiyay xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga.

Iyadoo Madashu Qaran horay uga gaartay heshiis habraaca loo qaybinayo xubnahaas, ayay Dawladda Puntland waxay ku tilmaamaysaa wax aan waxba ka jirin qoraalka uu soo saaray Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya oo hadda ah Xildhibaan aan wali la dhaarin Mudane Maxamed Cismaan Jawaari.

1-warmurtiyeed2-warmurtiyeed\https://allsanaag.com/wareegto-aan-sharci-ahayn/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*