26th July 2024  admin  Category :

Daawo Geelii degaanka Banaanka iyo Soolka  Maakhir joogay oo abaarta  ka soo galay  Buurta Barkaysan ee calmadow

Geelan wuxu ka yimi banaaan, waana    Geel abaartii ku heshay  banaanka  ka soo galay  buurta Barakaysan ee Calmadow. In badan oo ka mid ah Xoolahii ka soo hayaamay Banaanka oo isugu jira Geel iyo Ari waa socon waayeen oo iyaga oo boqolaal ah oo meyd ah ayeey  waxay yaaliin jidka u dhaxeeya Badhan iyo Buurta Calmadow

Xaquuqda sawirada Osman Shireh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*