25th October 2024  admin  Category :

Waraysi, Wasiirka wasaaradda amniga Puntland mudane  Cabdulaahi Yuusuf Dawlad oo ka waramay socdaalkii uu wasiirka qorshayntu ku tegay Puntland

Wasiirku waraysigan wuxuu si tafatiran ugaga waramay Socdaalkii  qaatay dhowrka maalmood ee uu Wasiirka qorshaynta ,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee dowlada federalka ah Mudane Jamal Maxamed Xasan uu ku soo maray gobolo ka mid ah Puntland, Sida Sanaag, Hayland, Sool,Bari,Karkaar Iyo Nugaal.

Weftigaasi oo isugu jirey  Xidhibaano federalka ah iyo Wasiiro Puntland ah sida Wasiirka waxbarashada P/land,Wasiirka Amniga P/land ,wasiir ku xigeeno iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada P/aland,

Wasiirka Amnigu wuxuu ka waramay waxyaalihii ay ku soo arkeen goboladaasi iyo warbixinihii ay dadku siinayeen weftiga.

Warayigan waxa qaaday Golaha 1960

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*