26th July 2024  admin  Category :

Baar Siciid Faarax, waa qofkii ugu  horeeyey oo ka soo jeeda Maakhir ee ku biiray Jabhadii SNM, sababo jira awgeed.  Waa Xildhibaan ka tirsan maamulkaas. 30 sano ka dib ayeey u cadaatay in maamulka SNM uu yahay maamul beelaha Isaaq gaar u leeyihiin

Hoos ka daawo Caruurtii la duufsaday   iyaguna hadda ogaaday xaqiiqda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*