26th July 2024  admin  Category :

Farmaajo “Walaalayaal waqti kororsi wax fiican maaha” ayuu shlay ku dooday markii uu doonayey inuu hogaanka dalka qabto . Maanta Doorashada qof iyo codka ah ee uu Madaxweyne Farmaajo doonayo waxa ku hoos jira muddo kororsi. Lix bilood doorasho qof iyo cod ah laguma qaban karo Soomaaliya. Farmaajo sadex sano iyo badh sababo jira awgood gobolada Sool iyo Sanaag ma tegin. Ma kula tahay inuu daacad ka yahay in doorasho Qof iyo cod ah ama aaminsan yahay inay goboladaas ka dhacayaan , waa Munaafaqnimo siyaasadeed uu dalka ku curyaaminayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*