26th July 2024  admin  Category :

Puntland oo noqotay meeshii ugu horaysay Afrika ee Barnaamijkan laga hir geliyey

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Maxamed Cali Faarax oo waraysi Siiyey Tebiyaha TV- ga ayaa sheegay in Puntland ay noqotay meeshii ugu horraysay ee laga hirgeliyey Application-ka Waxbarasho guud ahaan qaaradda Africa, waxaana barnaamijkan si bilaash ah loogala degi karo Playstore-ka Mobile-lada Android-ka samaysay Shirkadda caanka ah ee Microsoft.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*