26th July 2024  admin  Category :

Wafdigii Muqdisho ka imanayey oo la soo shaandheeyey ayaa Garowe soo gaaray

Waftiga Gar gaarka ka keenay Muqdisho oo uu Hogaaminayay Wasiirka wasaarada Qorsheenta Dowlada Fadaraalka ee Soomaalia Jamaal Maxamed Xasan Muuse ayaa warbaahinta la hadlay waxa uuna sheegay inuu agab kala duwan ay wadaan taasoo lagu samata bixinayo dadka Ceeyroobay

Guddigii uu horay u magcaabay Raisul wasaare Khayre ayaa wax laga bedelay oo haba yaraatee aan ku jirin Wasiiradii aan Daaroodka ahayn.ee horay ugu jiray Guddiga. Halka lagu soo daray kuwo howl gab ah oo ka soo jeeda beesha Daarood. Khilaafkii ka dhaxeeyey Federaalka iyo Puntland ee Gurmadka Qardho ayaa sidan noqotay in lagu xaliyo, madaxweyne Farmaajona waa ogolaaday

1.Wasiirka Qorshaynta, Xildhibaan Jamaal Xassan
2. Wasiirka Kaluumayiga, Xildhibaan, Abdullahi Bidhaan
3. Wasiiru Dawlaha Maaliyada, Xildhibaan Maxamud Xayir.
4. Wasiiru Dawlaha Gargaarka, Xildhibaan. Abdirashiid.
5. Xil. Omar Waaberi ( Guddoomiyaha Kutlada Xildhibaanad Puntland u Matala Barlamaanka Soomaaliya ) .

One thought on “Wafti Gar gaar Wada oo soo gaaray Garowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*