26th April 2024  admin  Category :

Mudaaharaad looga soo horjeedo dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo badanaya deeganada Puntland ayaa wuxuu ka dhacay magaalad Garoowe; Dadka Itoobiyaanka ayaa arkay wadankan dadkiisa oo iyaga isku mashquulay taasina ay u sahashay ineey meel kasta si fudud u tagaan unna deggaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*