25th October 2024  admin  Category :

Gabadh yar oo ay ciidamad AMISOM  ku jiireen  ama ku dardareen magaalada Jowhar ayaa dhaawacii soo gaaray dartiis la il darran, mana jirto cid wax ugga qabatay dhaawacaa xaq darrada ah ee la soo gaarsiiyey.Ciidanka AMISOM ayaa dad badan oo shacab ah ku jiiray magaalooyin badan, mana jirto wax lacag ah oo laga qaaday ciidanka dadka u jiira sida bisadaha.

Madaxdii dalka ee laga rabay ineey dalkaan wax weeyn ka beddelaan, kanaa saaraan AMISOM dalka ayaa wax qabadkooda oo dhan uu soo dhaafi weeyay ku mashquulsanaanta sidii ay kursiga ugu soo noqan lahaayeen iyo sidii ay urursanlahaayeen hantida ummada hantideeda ay u sii dhacaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*