26th July 2024  admin  Category :

Dhamaan madaxda ka soo jeeda beesha Isaaq  ee ku sugan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,  waxay isku raaceen in ay dawadda Soomaaliya ay  ka baxayaan haddii aan la siin Beesha Isaaq  11 Xildhibaan ee aqalka sare ee ka imanaya waqooyiga Soomaaliya.

Xildhibaanadii ka soo jeeday beesha Dhulbahabte ee laga sugayey inay jawaab cad ka bixiyaan arintan Maareeye iyo Maxamed Cumar Cartan ay  qaranimaddii Somaaliyeed ka doorteen  qabiil iyo inay marmarsiiyo ugu raadiyaan in  Beeshoodu  Soomaali ineetda kale ka go’aan.  Ayaa iyagii  hadda waxay bilaabeen inay  baryootabaan oo rag aan faraha wax ku ahayn, waxna u ogolayn  ay  uGu baaqaan inay gogol la soo  friistaan oo wax wada qaybsadaan

Xildhibaanadii kale ee ka soo jeeday gobolka Sanaag ee ku jiray suuxdinta dheer iyagu  weli waxay ku  jiraan suuxdintanta dheerayd oo wax jawaab ah laga sugi mayo

https://youtu.be/LVR4tspn7MM

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*