29th March 2024  admin  Category :

Garoonka diyaaradaha Boosaaso ayaa lagu soo kordhiyey arrimo kor u qaadaya tayada garoonka. Waxyaabaha lagu soo kordhiyey waxaa ka mid ahaa kaamaradaha duubaya guud ahaan garoonka taas oo amniga wax weeyn ka qaban doonta, sidoo kalle waxaa la keenaya mashiinada lagu baaro boorsooyinka, iyo dadka. Waxaa intaa dheer, garoonka waxaa loo sameeyay silig aysan ka soo gudbi karin xayawaanka iyo gawaarida.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*