6th March 2026 admin Category :
Shacabka ku dhaqan Kismaayo ayaa ka dhiibtay aragtidooda ku aadan xiriirka ay maamul goboleedyada ugu jareen dawladda federaalka oo iyadu noqotay dawlad Muqdisho uun ka tallisa.
Allsanaag.com