27th July 2024  admin  Category :

Dawladda federaalka ayaa baraha bulshada soo dhigtay in maamul goboleedyada ay soo gudbiyaan xisaab cellin ku saabsan lacagihii la siiyey. Hadaba, Madaxweeynaha Maamulka Jubbaland ayaa ka codsaday wasiirkiisa maaliyada in baraha bulshada uu ugu gudbiyo dawladda federaalka xisaab cellinta ay ka doonayaan.

Adduunka ma jirto dawlad kulla xiriirta maamulada dalkeeda baraha bulshada oo aan ka aheen dawladda federaalka oo ah mid aan fahansaneen dawladnimadu waxa ay tahay. Ahmed Madoobe ayaa sheegay in ay dawladda ka soo gaartay lacag dhan hal milyan iyo shan boqol oo kun oo kalliya.

Hadaba, dawladda federaalka oo ay soo gashay lacag ka badan boqol milyan oo doolar ayaan la garaneen halka ay aaday lacagtaas ama lagu bixiyey.

https://youtu.be/amjsNCDXqis

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*