26th July 2024  admin  Category :

Madaxweeynaha Puntland, Siciid Deni, ayaa xalay ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweeynaha dawladda federaalka, wuxuuna sheegay in hadafkiisa koowaad uu yahay sidii meesha looga saari lahaa madaxweeyne Maxamed Ca/laahi Farmaajo, waxaana rabbaa ayuu yiri inaan kala shaqeeyo cid kasta oo hadafkaas leh. Hadaba, sidee ayeey u arkaan shacabka qaarkiis isa sharaxaada Siciid Deni?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*