2nd December 2023  admin  Category :

Diyaaradduu la saarnaa, dhulkana isagaa ku soo dhoweyey,

Inta badan maamulada ay gaarka leeyihiin Beesha Hawiye ee Hairshabelle iyo Galmudug ayaa inta badan madaxdoodu waxay ku sugan yihiin Muqdisho, marka ay ku soo laabanayaa maamuladoodana waxay ku kiraystaan Diyaarado.

Arinta ugu yaabka badan ee maanta madaxda Hirhabeele mar ay ka oo laabteen Muqdisho oo ay diyaarad u oo raaceen Jowhar, sababtuna ay tahay ah dhulkii ay soo mari lahaayeen oo alshabaab haytaan ayaa kooxdii diyaaradda wada saarnaa isu kala qaybiyeen kuwo wax soo dhoweeya iyo kuwo la oo dhoweey,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*