29th January 2023  admin  Category :

Magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa la sheegay in dhowr qof ay u dhinteen Xauunka Covidka , halka inta la ogyahay dad boqol kor u dhaafay ay la il daran yihiin xanuunkaas oo ay dadkaasi yhiin kuwo Cisbitaalka oo markii horeba qalab fiican aan haysan ku jiraan iyo kuwa Guryahooda la jooga Xauunka oo aan haysan meel dawo ay u raadsadaan.

Maamulka Puntland iyo Bulshada gobolka Sanaag waa inay degmada Xingalool u gurmadaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*