26th July 2024  admin  Category :

Ururka Horumarka Bulshada iyo isxil qamaasha Magaalada Hadaaftimo Ee Horseed Organization ayaa Fuliyey Ollole dib-leegu soo celinayo furitaanka Wadooyinka iyo Bilicda Degmada Hadaaftimo Ee Gobolka Sanaag.  Iyagoo iskood isu xil qaamay oo aan Cidna gacan ka helayn.

Ururku Wuxuu samayey Meelo biyo xidheena ah oo burburay kadib Roobabkii Gu’gga ‘Waxayna ka fureen Magaalada Hadaaftimo Maktabad lugu akhristo Buugta, Iyadoo Maalmaha Jimcada iyo khamiista ay fuliyaan Ollole nafadeed.

Maxamed Axmed Ciise

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*