29th March 2024  admin  Category :

Kumaakun Lo’da Duurjoogta ah ee Koonfur Afrika ayaa ku haftay Biyaha webiga Choberiver ee dhinaca Namibiya.

Lo’dan Duurjoogta  oo uu  Libaax ka soo baacsaday dhinaca Botoswana ayaa iyaga oo koox koox oo gaaraya  qiyaastii Kun neef  ku wada dhintay biyaha webiga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*