26th July 2024  admin  Category :

Xaflad Doorasho Beelweynta Reer Xaaji-Dishiishe Oo Hotel Gacayte Lagu Qabanayo.

Doorashada Xubinta Xildhibaanka Puntland2019, Ee Beelweynta “Reer Xaaji” Dishiishe!
Waxaana ku tartami doona Labada Murashax Xildhibaan Ee Kala ah;

1. Mohamed Farah Mire Mohamed &
2. Mohamed Abshir Gurey Dharaar.

Goobta: Gacayte Hotel
Taariikhda: 09November, 2018.
Maalinta: Jimce, Saacaduna tahay 09:00PM, Galabnimo.
FG; Qaabka Codeyntu/Doorashadu waa “Sanduuq Doorasho”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*