26th July 2024  admin  Category :

Ugaaska beesha Xawaadle oo talo fiican siiyey Madaxweyne Farmaajo

Ugaas xasan ugaas khaliif ugaaska beesha Xawaadle oo maanta saxaafada kula hadlay magaalada Beled-weyne,  ayaa si diiran usoo dhaweeyay doorashada madaxweynaha Soomaliya uu ku guuleestay mudane Maxamad C/llahi Farmaajo.

https://youtu.be/s_FefFlGolk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*