26th July 2024  admin  Category :

Diyaarad Ciidanka Turkugu leeyihiin oo Deeq Caafimaad gaarsiisay Maraykanka

Turkey sends 2nd consignment of medical supplies to US | Tulsa's ...

Qalab caafimaad iyo agabka looga hortago faafitaank CoronaVirus  oo Turkiga ugu deeqay Mareykanka ayaa laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha Joint Base Andrews ee gobolka Maryland ee dalka Maraykanka .

Qalabkan ayaa ka kooban 500,000 surgical masks Marada afka lagu xirto,iyo 4000 oo ah dharka la xirto ee loo yaqaan.

Maraykanka oo ah dalka ay dadka ugu badn ee xanuunkani soo ritay, waa soo dhweeyeen deeqdan

US thanks Turkey for medical aid to fight coronavirus
Surgical mask - Wikipedia
Hooded Protective Coveralls

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*