29th March 2024  admin  Category :

DAARUSALAAM: Hormar, Kontorobaan & Halista COVID-19 oo is dhinac Socda!
Daarusalaam waa degmo dhacda soohdinta Dawladda Deegaanka Soomaalida(DDS) iyo Puntland waana degmo hoostagta degmada Goldogob kuna tallabsatay hormar baaxad leh. LAAKIIN Darusalaam waa xadduud furan, maalin walbana waxaa Itoobiya ka soo gala ugu yaraan 20 gaari oo qaadka u daabula PUNTLAND oo hadda qaadku macnuuc ka yahay. Waa magaalo aysan ka muuqan doorkii dowladeed | Warbixinta Darusalaam waxaa inoo haya Maxamed Xasan Dhalo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*