
17th July 2026 admin Category :
Wargayska xag jirk ah ee New york post oo ay Bahwadaagta yihiin Fox news iyo Jerusalem Post ayaa warbaahiye la hoos orday madaxweynaha Maraykanka Trumo oo maalmahan ka masayrsanaa guulaha ay Soomaalidu ka gaartay dalka Maraykanka waxay waydiiyeen inay aqoonsanayaan Beesha Soomaaliyeed ee Isaaq sida Israel u aqoonsatay. Wuxuu ugu jawaabay diyaar uma ihi inaan beesha Isaaq u aqoonsado dal ay gaar u leeyihiin







