12th July 2026  admin  Category :

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,oo mowqif cad ka qaatay tallaabada gardarrada ah ee Israa’iil kusoo qaaday madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aways, ayaa akhriyey qodobada kasoo baxay kulanka golaha wasiirrada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*