1st July 2022  admin  Category :

Tobon sano ka hor maanta oo kale Cali  Ceelaayo xil uu hayey  ayuu iska casilay,  maantana xil kii ka sii  weyn ayuu umadda Puntland u hayaa.

Ref.RGW/O1/291/08

ku Gudiga Rugta Ganacsiga DGPL

Og:Xoghayaha Guud ee Rugta Ganacsiga Ee DGPl

Og:Wasiirka Rugta Ganacsiga ee DGPl

Og:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka DGPL

Ujeeddo: Iska Casilid Xilka Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga DGPL

Mudanayaal:

Waxaan Halkaan idiinku soo gudbinayaa in laga bilaabo Maanta oo

 

taariikhdu tahay 08/03/08 aan iska casilay xilkii gudoomiyaha rugta ganacsiga DGPL

 

Mudanayaal: waxaan idiinka Mahadcelinayaa wada shaqayntiinii  wanaagsanayd muddadii aan Xilka hayey

Mahadsanidin

 

Cali Max’ud Xasan (Cali Ceelaalyo)

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga DGPLHadaba Gudoomiyaha oo Istiqaaladiisan Maanta soo Gudbiyey ayaa waxaa Isla Maanta kulan isugu Yimid Gudiga Rugta ganacsiga DGPLoo ka Kooban 14 Xubnood waxayna u Codeeyey ka aqbilida Iscasilaada Gudoomiyaha Codna u qaaday Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 11/03/08 da waxaana U Codaysay oo is Casilaadiisa ku raacday 11 Xubnood Halka ay 2 Labona ka Aamustay.

ALLSANAAG.COM

Allsanaag “Person of the Year” 2017: Sheikh Ali Mohamud Hassan (Ceelaayo)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*