26th April 2024  admin  Category :

Guddiga u ololeynaya in Muqdisho lala mataaneeyo St.Paul Minnesota,  oo horay ugu ololayn jiray Ururka  Hawiye Action Group iyaga oo ilowsanaa Soomaalinimada ayaa maanta Xasan jaamici iyo kooxdiisii waxay  heleen mirihii ay horay u soo abuurteen.  Muqdisho lama wada laha iyo unugaa Muqdisho  leh ayeey ku doodi jireen, Maantana waxay leeyihiin waa caasimaddii Soomaaliya

Koox kale ee Soomaaliyeed oo iyagu doonaya in Garowe lala  mataaneeyo St.Paul Minnesota, ayaa waxay ku doodayaan in mtaanaynta Muqdisho  iyo St.Paul Minnesota.  ay tahay abaal marin dilkii, bililiqasii iyo xasuuqii loogu gaystay Soomaalida kale Muqdisho

http://www.fox9.com/news/controversy-over-proposed-st-paul-mogadishu-sister-city-agreement

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*