
26th September 2023 admin Category :
Habeenkii Madaxweyne Gaas la doortay Warqadan hambalyada ah ayeey Allsanaag u soo marisay madaxweynaha cusub, iyada oo wax xil ah ka ahayn maamulka Puntland . laakiinse ah Puntlander dalkeeda jecel. Maanta iyada oo shaqadeedii ay jeclayd inay bulshadeeda u qabato gudanaysa ayaa shaqadii laga eryey.
Wareysi wasiiradii hore ee Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Puntland Aniisa Xaaji Muumin