25th October 2024  admin  Category :

WARAYSI/ EX XILDHIBAAN CAWAD AXMED CASHARE AYAA SALUUG IYO CADAALAD DARO KA MUUJIYEY GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND

Waraysigan uu Ex xildhibaan Cawad Axmed Cashare siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ayuu kaga waramay Sharci darada iyo cadaalada xumada ka muuqata Magacaabida golaha wasiirada ee uu magacaabay madaxweynaha Puntland .Sidoo kale wuxuu sheegay Tirada faraha badan ee wasiiradu iney keeneyso Taya xumo shaqo iyo dhaqaale burbur aan loo baahnayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*