28th March 2024  admin  Category :

Sawirka maanta wa sida Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ay u shaqeeyaan. Gacan codka ayaa lagu dhiibayaa, gacanta kale Lacagta codka la dhiibayo  lagu qaatay ayaa miisaska hoostooda lagu tirinayaa

Golaha wasiirada Puntland, haddi aadan doonayn inaad dalka iyo dadka u shaqayso oo aad doonayso inaad wax dhacdo uma baahnid inaad dhaarato. Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland Cabdulaahi Sheekh, dhaartii gacmaha ayuu ka laabtay. Allah ha ka badbaadiyo wuxuu damacsan yahay Bulshada Puntland ee la dhibay

Sawirka Abdullahi Mohamed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*