
10th April 2026 admin Category :
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayna Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe ka wada mid ahaayeen hogaanka sare ee jabaddii Raxanweyn Resistance Army (RRA) ayaa qiray inay run tahay in guriga uu Aadan Madoobe ka degan yahay Baydhabo uu yahay bililiqo xoog lagu haysto Qoyska Allah ha u nxaruiistee Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamuud Cali-Bayr oo Soomaaliya ka soo qabtay xilalka Taliyihii qeybta 60-aad ee Baydhabo, madaxa howlgelinta ciidanka Qaranka, militariga ataajiiga Soomaaliya ee Ciraaq iyo Mareykanka, madaxa xiriirka arrimaha Dibadda ee Wasaaradda gaashaandhiga, Xildhibaan iyo Wasiir Gaashaandhiga Soomaaliya








