26th July 2024  admin  Category :

Caaqilkii Beel weynta Maxamed Maxamuud Harti ( Hinjiye) oo dhalay Siyaasi Cali Daacuun oo geeriyooday

Image may contain: 2 people, people standing

Inaalilaahi waa inaa ilaahi raajucuun!!

Allah ha u naxariistee waxa magaalada Yubbe ee gobolka Sanaag ku geeriyooday Nabadoon Xaaji Maxamed Xaaji Axmed “Sheikh Leben”, oo ahaa nabadoonka Beel weynta Maxamed Maxamuud Harti ( Hinjiye) , Aabena u ahaa Siyaasi Cali Daacuun

Marxuum  Xaaji Maxamed Xaaji Axmed “Sheikh Leben”   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*