26th July 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, bulshada Puntland, Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Nabad doon Cabdulqaadir Maxamed Muuse , oo ka mid ahaa guurtida iyo waxgaradka Soomaaliyeed Gobolka Sanaag iyo Puntland, ahaanaa Nabadoonka guud ee beesha Warlabe ee Warsangeli

Marxuum  Nabad doon Cabdulqaadir Maxamed Muuse   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*