28th September 2022  admin  Category :

Madaxweeynaha Puntland Siciid Ca/laahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhahar, si ay ugu kuur gallaan xaaladda guud ee ka jirta deegaanka.

Sidoo kalle, wafdiga ayaa tegi doona deegaano kalle oo ka mid ah isla gobolka. Hadaba, booqashada madaxweeynaha ayaa noqoneeysa tii ugu horeeysay tan iyo markii uu ku guuleeystay doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*