29th September 2022  admin  Category :

Oday ka mid ah odayaasha degan magaalada Baladweeyne, ayaa sheegay in biyaha ku soo fatahay magaalada uusan aheen biyo iskood u soo fatahay, balse ay jiraan shaqsiyaad ganacsato ah oo ku soo daayey webiga magaalada, shaqsiyaadkaas ayuu sheegay ineey yihiin kuwo dano gaar ah leh oo doonaya ineey ka faa’iidaan dhibka dadka.

Hadab, intii uu burburka ka dhacay dalka, waxaa soo baxay shaqsiyaad aan waxba ka waabaneen oo aan kalla jeclleen haddii dadka ay dhammaanayaan iyo haddii kalle, mana ahan wax la beeneeysan karo ineey jiraan shaqsiyaad sameenaya ficilada noocaas ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*