![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/05/Senataro62-696x694-1-624x622.jpeg)
8th February 2025 admin Category :
Xildhibaano sheegay in Farmaajo Isbaaro ugu dhigtay Muqdisho iyaga oo u socda tacsi
Xildhibaanka aqalka sare Iftiin Xasan iimaan (Baasto) iyo Xildhibaan C/llahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen uga hadlay qaabkii uu u dhacay is hor istaag lagu sameeyey maanta xilli ay ku sii jeedeen magaalada Kismaayo.
Masuuliyiintan waxay la socdeen wafti siday meydka Allah ha u naxariistee Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo laga keenay dalka dibaddiisa