26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Puntland, Candullaahi Cabdi ayaa sheegey in laga heley Xanuunka Coronavirus

“Akhyaarta sharafta waan idin salmay. Waxaa igu dhacay Covid19. Waana ladanahay hadda. Qandho iyo wareer baa iigu darnaa maamahii lasoo dhaafay. Aad baa u fiicanahay hadda.
Waxaan isku xannibay guriga cidna isma aragano, meel umma baxo. Si anan dadkake u qaadsin, waxaan xa nibaadda ahaan doonaa muddo 14 beri ah gurigaan joogi doonaain shaa Allaah.

Waxaan soo jeedin lahaa in qofkii xanuunsada uusan gurigiisa dhaafin. Hadii qofkaas Covid19 ku dhacay caafimaad dareemayo, waxaa jira dad waayeel ah iyo dad xanuuno kale qabay oo aan u adkaysan karin Covi19.

Dadkaas jiro ha u geeynin gurigaaga joog. Qofkii callamadaha isku arka, ha is baaro. Qofkii Xanuunka laga helo, gurigiisa hajoogo inta markale laga xaqii jinaayo in cudurka ka baxay.

Talooyinka bahda caafimaadka hala qaato.

Waxaan idiin rajaynayaa caafimaad iyo bad qab”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*