26th April 2024  admin  Category :

إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ‎,

Bahda Allsanaag, waxay y tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Khadra Jamac Cali Qorsheel oo hadda ku geeriyootay dalka Canada

Marxuumad  Khadra Jamac Qorsheel, waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*