16th April 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Adeer Jaamac Cumar Ismaaciil iyo Hooyo Layla Saalax Warsame oo wiilkoodii Allah u naxariisto Farxaan Jaamac Cumar,habeenkii xalay lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada

Marxuum Farxaan Jaamac Cumar    , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*