
20th May 2026 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladdii qaraabaddii iyo caruurtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Faadumo Siciid Kuukay oo ku geeriyootay dalka Imaaraadka Carabta , tacsidan mid la mid ah waxa diraya Xasan Tuke oo ah maamulaha sare ee Hiddo Center Foundation!
Marxuumad Faadumo Siciid, waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, Aammiin.
﴿ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ﴾ [آل عمران: 185]
الحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له، وأشهد أن محمدًا عبده ورسوله، وبعد:
قال تعالى: ﴿ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَنْ زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ ﴾ [آل عمران: 185].







