20th May 2026  admin  Category :

Inqilaabkii Koonfur galbeed ka dib, beesha Hawiye waxay Koonfur galbeed ka doonayaan madaxweyne ku xigeen baad ah

Inqilaabkii uu dhowaan madaxweyne Xasan Culusoow ku inqilaabay dawladdii sharciga ahayd ee Koonfur galbeed ayaa hadda Isimaddii Hawiye waxay uga soo gogol fariisteen beesha Raxan weyn, ‘ haddii aad doonaysaan Raxan weyneey inay wax idiin hagaagaan madaxweyne ku xigen naGA siiya kOONFUR GALBEED.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*