6th February 2023  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,  qoyskii,  eheladii, Asxaabtii   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Cabdulqaadir Ibraahin Saalax (Jiifka) oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

Marxuum  Cabdulqaadir Ibraahin Saalax (Jiifka)   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu ka siiyo. Aamiin.

1 thought on “TACSI: Cabdulqaadir Ibraahin Saalax (Chief).)

  1. Khadar Jama M. Ghalib

    إنا لله و إنا إليه راجعون

    Allah ha u naxariisto walaalkay Cabdulqadir Ibrahim Salaax “Chief”. Waa Geri naxdin leh Ilaahayna waxaan uga baryeynaa inuu Janatul Firdowsa ‘a’claa uu geeyo, anagana Samir iyo Iimaan naga siiyo. Allaahuma Aamiin

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*